gudoodiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Habeen gudihiis. 2. Guure; socod habeen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guureQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0