gufeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah. 2. ld gufeyn.

gufeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2).