gugub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gubnood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunta la karinayo inta weelka salkiisa ku dhegta;gugub, qolof.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur