gugunto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Guunto; orgeysguur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guunto

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. G. ah: neef dheddig oo wax rimiya waayey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

orgeysguur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waayidda uu sac ama ri' orgeysani waayo dibi ama orgi kuda (booda).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur