gujeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Neef caano yar, caano ka raadsasho. 2. Candho maran caano ka raadsasho.