gulaalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr). 2. Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).
  2. 1. Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr). 2. Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).