gulaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo. 2. Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.