gulfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guluf². ld guluf¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gulufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3. ld gulfid.1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0