gulukows burburin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Falgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jejebiyo bayruufeyt iyada oo loo sii daynayo tamar loo isticmaali karo qaabka ATP.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur