guluub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Aalad yar, kuusan, if bixisa oo tooshashka iyo korontooyinka lagu xiro.