gumaaxmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gumaaxan¹.

gumaaxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)

Macnaha:

  1. Wax gumaaxmay noqosho.
  2. Wax la gumaaxay ahaansho.