gumaaxnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gumaaxan². ld gumaaxnaansho.

gumaaxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)

Macnaha:

  1. Wax gumaaxmay noqosho.
  2. Wax la gumaaxay ahaansho.

gumaaxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gumaaxnaan.