gumar

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Geedgaab qodax, mayrax, xabag iyo miro leh oo ka mid ah dhirta daawada leh.