gunaanadnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gunaanadan. ld gunaanadnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunaanadan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la gunaanday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunaanadnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gunaanad- naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur