gundhawrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00