gungaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gungaarid.
  2. Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gungaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gungaar². ld gungaar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur