gunray

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gunre.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gunre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur