guranyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gureeyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geedka digirta marka uu laba dhegood dhaafo laamana uusan weli yeelan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur