gurdanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.Fardo iwm gurdan samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gurdamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gurdan². ld gurdan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0