gurgurshaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gurgursheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gurgurshaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0