gurguurto

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Cudur ummulaha ilmagaleenka kaga dhaca labada toddobaad oo u horreysa dhalmada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur