guricas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xero la degganaa oo markaas laga guurey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur