gurracan

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Wax la gurracay noqosho.
  2. Wax la gurracay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur