gurricid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gurrac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gurrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qallooc; dabcixumo.
  2. Wax qalloocin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur