gursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gurso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dheri dab saaran, dhul iwm dareere dhuuqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur