guryamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guryan². ld duryamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guryanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal badan oo aan murti lahayn. ld duryan¹.Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duryamidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld guryamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0