guryonnoqosho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guryannoqo. ld guryannoqod.

guryannoqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qotay)

Macnaha:

  1. Xero laga soo guurey u noqosho (xoolo).

guryannoqod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guryannoqosho.