guudfuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guudfuulid.
  2. Xakame la'aan fuulid (faras).

guudfuulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guudfuul². ld guudfuul¹.