guugguule

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shimbir cidiisu “guu-guu” tahay; dhoor buu leeyahay; hud'hud.