guulaameyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guulaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guulaamee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur