guulallowsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg guulallowsan. ld gulallowsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guulallowsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax guulallow hayo ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur