guuldarraysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guuldarrayso. ld guuldarraysad, guuldarraysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guuldarraysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Guuldarro la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guuldarraysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guuldarraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guuldarraysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guuldarraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0