guuleetoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:ld guulaamo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
guulaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00