guunguun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Biito; nooc ciyaar caruureed.

biito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar-carruureed fadhiga lagu dheelo, oo inta lugaha la fidiyo, wax la tiriyo oo qofka ay tiradaasi ku dhammaato lugihiisa mid laabo; guunguun.