guuntow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. ld guuntoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guuntoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur