guunyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld guuyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guuyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Maal, xoolo. 2. Nooc sagaarada ka mid ah. 3. Nafley gaaban oo tabar yar. ld guunyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0