guurarraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bahal wahmi ah oo carruurta lagu cabsiiyo. ld reerguure-raac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur