guurasocod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socodka habeenkii la socdo; dheelmad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheelmad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheelmasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur