guurdoon

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Qof in uu guursado diyaar u ah. 2. Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur