guureggal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld guure.
  2. ld guuree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guure

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guuree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Habeen socosho. ld guureggal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur