guurro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hagardaamo; luggooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hagardaamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo. ld hagardaanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luggooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.