guwaaniin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA. Waxa laga soo dhiraan dhirriyey buurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

