haad-kacarar

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: qof fulay ah. ld haad-karoor.

Lamidka: haad-karoor, fulay

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haad-karoor

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld haad-kacarar.

Lamidka: haad-kacarar

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur