Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg haadi. ld haadis¹, haatin.
Lamidka: haadis, haatin, haadi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. Haad cayrin. 3. Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
Lamidka: haati
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur