haadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haadso.

Lamidka: haadso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid dhibaato haysata darteed uga faa'i ideysasho.
  2. Badar buunsho ka saarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur