Qaabnax: Qurub | Particle
Macnaha:
ld haah.
Lamidka: haah
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Qurub | Particle
Macnaha:
Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.
Lamidka: haa, haaheeyo, hahey
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur