haamaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hamaan¹.

Lamidka: hamaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamaan

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.
  2. Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur