haamanadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Naag naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid yihiin. ld hamaanad. Lamidka: hamaanadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0