haandhurwaa

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata.

Lamidka: dhoondhurwaa, adaahi, haandawaco

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhoondhurwaa

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Macnaha:

  1. Adaahi.

Lamidka: Adaahi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adaahi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed xooluhu ku dhacartaan oo leh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamo yaryar oo dhuudhuuban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haandawaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Adaahi.

Lamidka: adaahi