Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg haaneedso. ld haaneedsad.
Lamidka: haaneedso, haaneedsad
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur